Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da
Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da ayaa lasoo saaray kadib iyadoo usbuucan Dery Milano 1-1 kuso dhamaday , Juventus oo sii badisay farqiga ay ku wado hoyaarlka iyado 6 dhibic gaarsiisay kadib markii Napoli 0-0 la dhaafi wayday Udinese iyo Lazio oo booska 3 kuso laabatay markii 2-0 ku qaarjisay Pescara iyo Rome oo guul dirqi ah ka gaartay Atlanta iyo Fiorentina oo guuldaro la duligay kadib markii ay xalay Bolgana gurigooda booqatay 2-1 lagu tumay.
Waa kuwana ciyaartooydii sida wanagsanayd uga muuqatay wareegan 26-aad ee Serie A-da.
Samir Handanovic [Inter]
Stephan Lichtsteiner [Juventus]-Miguel Angel Britos [Napoli]-Stefan Radu [Lazio]-Mattia De Sciglio [Milan]
Daniele Conti [Cagliari]-Francesco Lodi [Catania]-Miralem Pjanic [Roma]
Andrea Cossu [Cagliari]-Marko Livaja [Atalanta]-Stephan El Shaarawy [Milan]
Markan iyo sida loo kala horeeyo Serie A-da iyo dhibcahooda:
- Juventus 58
- Napoli 52
- Lazio 47
- Milan 45
- Inter 44
















