Naadiga Usbuuca ee La Liga wareega 25-aad
Naadiga usbuuca ee horyaalka Spain ee La Liga ayaa lasoo saaray iyadoo usbuucan Real Madrid iyo Barcelona ay guulo wada gaaren kadib markii ay kawa badiyen Deportivo iyo Sevilla , sidoo kale Atletico Madrid ayaa 1-0 ku garaacday Espanyol , Valencia oo 2-2 la gashay Zaragoza iyo Atletico Bilbao oo 1-3 gurigeeda Real Sociedad ku tumtay wana kuwana ciyaartooydii ugu cadcadeyda wareega 25-aad ee La Liga-ha.
Bravo (real Sociedad)
Maranda (Atletico Madrid)- Sereno (Valladolid) -Mario (Betis)
Benat (Betis)-Gonzalo Castro (Real Sociedad)- Juan Carlos (Betis)
Colunga (Getafe)- Villa( Barcelona)-Diego Costa (Atletico Madrid)- Ronaldo (Real Madrid)
Hadaba sidaas ayuu kuso gabagaboway wareegii 25-aad iyadoo wali Barca iska sii wadato hogaanka, wana kuwana 5 naadi ee ugu horaysa horyaalka iyo dhibcohooda.
- Barcelona 68
- Atletico Madrid 56
- Real Madrid 52
- Malaga 42
- Valencia 41















