Published On: Wed, Feb 27th, 2013

Middlesbrough vs Chelsea FA Cup wareega 5-aad

Share This
Tags

0,,10268~11690018,00

Chelsea ayaa cawa booqandoonto Middlesbrough kulanka ugu dambeeyo ee wareega 5-aad FA Cup-ka iyadoo kii soo baxo afka u galidoono Man United iyo Old Trafford.

Chelsea ayaa guuldaro xun kala kulantay Man City maalintii axada iyado 2-0 lagu garaacay, macalin Rafeal Benitez ayaa doonayo inuu taageerayaasha xanaqsan ku maslaxo guul uu cawa ka gaaro Middlesbrough meel gurigooda ka baxsan.

Middlesbrough ayaa iyadana doonaysa inay meel fiican ka gaato FA Cup-ka marka ay cawa garoonkooda ee Riverside Stadium ku qaabilaan Chelsea oo ah naadiga difaacanaya koobkan.

  • Middlesbrough ayaan wax gool ah ka dhalin Chelsea 5-tii kulan ee ugu dambaysay ay la kulman.
  • Chelsea ayaa 0-5 uga soo badisay kulankii ugu dambeyey ay booqdan garoonka Middles oo katirsana Premier League.
  • Middles ayaa laga badiyey 3 mar oo kaliyah 22 kulan oo ay garoonkooda ku dheelen koobka FA Cup-ka.
  • Chelsea ayaa 4-jeer oo ay middlesbrough kaga hor imaatay FA Cup-ka  2-jeer ka badisay , halka Middlesbrough ay hal mar badisay.
  • Chelsea ayaa hal oo kaliyah guuldaro kala kulantay 52 kulan ay la ciyaartay naadiyaasha yaryar.

Shaxda laga yaabo inay labada macalin ciyaaran ayaa sidan ah:

 


Steele
Bikey, Williams, McManus, Friend
Carayol, Leadbitter, Dyer, Hailliday
McDonald, Main


Cech
Ivanovic, Luiz, Terry, Bertrand

Ramires, Mikel, Marin
Hazard, Torres, Moses

Kulankan ayaa cawa la daawan karaa markay saacadu tilmaamayso 10:45 pm xilliga Somaliya.

About the Author







Middlesbrough vs Chelsea FA Cup wareega 5-aad