Liverpool oo u dagaalameysa inay wareerga 32-kooxod ee Europe League-ga soo dhaafto markay cawa ka hortagto Zenit.
Naadiga Livepool ayaa caawa rajeenaysa inay ka gudubto wareera 32-da kooxood ee Europe League-ga marka ay ka hor imaado naadiga reer Russia ee Zenit.
Liverpool ayaa lugtii hore ka kulantay waji gabax naadiga Zenit markay ku kulmeen Russia iydoo 2-0 looga soo badshay , balse towbarre Rodgers ayaa doonayo inuu sii wato guushii ay usbuucan horantiisa ka gaareen horyaalka Premier League-ga markay 5-0 ku garaaceen Swansea , iyagoo cawa ku marti galindono Zenit garoonkoda Anfield.
Dhica kale towbarre Spalette ayaa rajeenayo inuu ka taqaluso naadiga sanadan koobabka yurub ku liita ee Liverpool, isagoo talada saartay weeraryahankiisa xoogan ee reer Brazil ee Hulk.
Wana tana shaxda suuragalka ah inay labada kooxood garonka lasoo galaan:
|
LIVERPOOL
Reina Johnson, Agger, Skrtel, Enrique Gerrard, Lucas, Allen Sterling, Suarez, Downing |
Anyukov, Neto, Hubocan, Lombaerts Witsel, Danny, Denisov Shirokov, Kerzhakov, Hulk
|
Kulankan ayaa cawa so dhicidoono saacada Muqdisho markay tahay 11:05 pm.
















