Jowharsport

Bayern Munich oo si ba’an ugu xasuuqday Allianza Arena Barcelona, markii ay 4-gool ku xaaqday+Sawirro
Kooxda Bayern Munich ayaa guul weyn ka gaartay lugta hore ee Sema Finalka Champions League, kadib markii ay ku xaaqday Barcelona afar gool iyo waxba, taasoo u suura gelisay inay hal lug la sii galaan Finalka Champions League.

Ciyaartan oo aheyd mid aad u xiiso badneyd ayaa dar dar ku bilaabatay, iyadoo bilowga hore ciyaarta ciyaaryahan Arjen Robben kubad halis aheyd uu ka bad baadiyay goolhaye Valdes.

Daqiiqadii 25aad ee ciyaarta ayaa waxaa Bayern Munich hogaanka u dhiibay ciyaaryahan Muller oo dhaliyay gool madax ahaa, kadib markii uu saaxibkiis Dante uu u soo madaxeeyay kubada.

Inkastoo Barca ay kubad heysashadeeda ay aad u wanaagsaneyd, hadana waxaa aad u yareyd fursadaha ay ka heli kareen goolka Bayern Munich, maadaama daafacyo bir ah ay hor-taagnaayeen.

Ciyaaryahan Messi ayay ka jiiftay ciyaarta, waxaana aad u yareyd kubadaha u heli karay, iyadoo ciyaaryahanada Bayern Munich ay cagta cagta u saarayeen mararka kubadaha loo soo baaso.

Qeybti hore ciyaarta ayaa gool iyo waxba ay ku hogaamineysay Bayern Munich ay ku soo dhamaaday, waxaan qeybta labaad markii la isku soo laabtay ay waxaa goolki labaad heshay daqiiqadii 49aad Bayern, kaasoo uu u dhaliyay Mario Gomez.

Bayern Munich ayaa sii dar dar gelisay goolasheeda, waxaana goolka saddexaad u dhaliyay ciyaaryahan Robben oo si qurux badan ku dhaafay daafacyada, dabadeedna dhinac ka dhigay goolhaye Valdes.

Ciyaaryahan Thomas Muller oo ahaa geesiga ciyaarta ayaa bandhiga goolasha soo xiray, isagoo goolki afaraad ka dhaliyay, kaasoo ahaa goolkiisa labaad ee uu ka dhaliyo Barcelona.

Bayern Munich ayaa bilow fiican u ah natiijadan, maadaama lugta labaad ay todobaadka soo socda booqan doonto garoonka Barcelona ee Camp Nou, hase ahaatee waxay u baahnaan doonto natiijo aad u adkaan doonto inay Finalka ugu soo baxaan waa hadii ay dhaliyaan ilaa 5-gool iyo waxba.

Guushan weyn ee Bayern Munich iyo guuldaradan culus ee Barcelona ayaa ah midii u horeysay ee qabsata, waxaana ay dib u soo xusuusineysa guuldaradii Barcelona sanadkii 1994-ti ka soo gaartay Milan ciyaar Finalka Champions league aheyd oo Milan ay ku badisay 4-gool iyo waxba.

Kooxda Tottenham oo cashar lama ilaabaan u dhigtay Arsenal, markii 2-1 ku garaacday
Kooxda Tottenham ayaa xiratay booskeeda 3aad ee Horyaalka Ingiriiska, taasoo ah tallaabo horay ay ugu qaadeyso inay uga qeyb gasho Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League, kadib markii gurigeeda White Hart Lane ay cashar ugu dhigtay Arsenal.

Kooxahan ka dhisan Waqooyiga London oo uu xafiiltanka ka dhaxeeyo ayaa soo bandhigay ciyaar dar darteeda ay aad u sareysay, waxaana Tottenham markan aheyd mid aarsi iyo inay meel iska saarto Arsenal u socotay.

Tottenham ayaa saddex daqiiqo gudahood labo gool ku dhashay 10-ka daqiiqo ka hor qeybtii hore ciyaarta, waxaana goolka koowaad oo ahaa mid loo qaaday ciyaaryahan Bale uu shabaqa ku hubsaday markii ay u maleynayeen ciyaartoyda Arsenal Offside, laakiin waxaa muuqatay in Adebayor ay lug ugu jirtay calaamada Offside.

Labo daqiiqo kadib ayaa waxaa Tottenham ay heshay goolkooda labaad, waxaana ku fara yareystay Lennon oo ka faa’ideystay daafacyada Arsenal oo uu mar qudha sidii dafadii oo kale u soo dhex galay, kubad loo dhex bixiyay uu afka hore ee diilinta ka helay, isagoo u gooyay goolhayaha Arsenal, si degenaan shabaqa u dhex dhigay kubada.

Tottenham ayaa markaas wixii ka dambeeyay dareenkooda uu sii xoogeystay, waxaana saaciday garoonkooda, maadaama Arsenal ay marti ku aheyd, qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay labo gool iyo waxba oo Tottenham ku hogaamineysay.

Qeybtii labaad ayaa markii la isugu soo laabtay waxaa shan daqiiqo kadib gool rajo aheyd u dhaliyay Arsenal daafacooda Mertsacker, kaasoo ahaa kubad madax aheyd.

Arsenal ayaa dhowr jeer sigtay Tottenham waxaana goolal ay ku bar bareen kareen qasaariyay Giroud iyo Walcott, ilaa aaqirkii ciyaarta ay ku soo idlaatay natiijada 2-gool iyo 1-gool oo ay ku badisay Tottenham.

Kooxda Arsenal ayaa hada fadhida kaalinta shanaad, waxaana taas ay calaamad su’aal gelineysa halista ay ugu jirto inay ka qeyb geli weydo Tartanka Koobka Horyaalada qaarada Yurub ee Champions League oo 10-kii sano ee la soo dhaafay aanay marnaba seegin.

By C/casiis Golf

golfyare@gmail.com

Palacio oo guul taariikhi ah ku hogaamiyay Inter Milan oo 2-gool looga hormaray
Inter Milan ayaa dib u soo noolaatay, markii qeybtii hore ciyaarta labo gool looga hormaray ciyaar ka tirsan Seria A-da oo ay marti u aheyd kooxda Catania.

Tababaraha Inter Milan Andrea Stramaccioni ayaa qeybta labaad wax ka bedelay ciyaarta, markii uu soo geliyay ciyaaryahanada Palacio iyo Stankovic, kuwaasoo wax ka bedelay ciyaarta.

Inter Milan ayaa qeybtii hore ciyaarta laga dareemayay isku dhex yaac, taasoo keentay in Catania ay ugu da’do shabaqeeda sida roobki oo kale.

Kooxda Catania ayaa 17-daqiiqo gudahood oo qeybtii hore ciyaarta ayaa labo gool kaga naxsatay Inter, kuwaasoo ahaa goolal cajiib ahaa.

Palacio ayaana ahaa geesiga ciyaarta, markii kubad uu ka soo shaqeeyay uu karoos u dhigay Alvarez oo madax ku dhaliyay.

Mar kale ayaa Palacio Inter Milan rajada ku soo celiyay kadib markii uu goolka bar baraha u dhaliyay, ciyaartana ka dhigay 2-gool iyo 2-gool.

Ciyaaryahanka reer Argentina ayaana mar kale ahaa furihii ciyaarta, markii goolka saddexaad uu dhaliyay daqiiqadii 90aad oo lagu daray afar daqiiqo.

Si kastaba guushan taariikhiga ah ayay Inter Milan u riixeysa inay u dagaalanto boosaska looga mid noqonayo Tartanka Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League, waxaana ay kaalinta shanaad ay iskula jiraan Lazio oo ay wada leeyihiin 47-dhibcood, halka Milan oo kaalinta 3aad fadhida ay leedahay 48-dhibcood.

Kulamada kale waxay natiijooyinkooda noqdeen sidan:-

Torino 0 – 0 Palermo Bologna 3 – 0 Cagliari Catania 2 – 3 Inter Milan Fiorentina 2 – 1 Chievo Pescara 0 – 1 Udinese Sampdoria 1 – 0 Parma Siena 0 – 2 Atalanta

By C/casiis Golf

golfyare@gmail.com

Chelsea ayaa waajihi doonto Man United quater final-ka FA Cup-ka
Chelsea ayaa usoo gudubtay quater final-ka FA Cup-ka iyadoo balansatay Man United , kadib markii ay Middlesbrough ku garaaceen 0-2.

Kulankii ka dhacay garoonka Riverside Stadium ayaa Benitez 8 ciyaariyahan fadhiisiyey kooxdii ka hortagtay  Man City iyadoo kabtan Terry lagu soo  bilaabay , Benayoun ayaa markiisi ugu horaysay lagu soo bilaabay , iyo Ake oo kulakiisi ugu horeeyey u saftay  Chelsea.

Qeybtii hore  ee ciyaarta ayaan wax gool ah la iska dhalinin iyadoo Chelsea fursado abuurtay  si wanagsanna u ciyaartay halka Middlesbrough ay hal shuud oo halis ah ku rideen Cech, qeybtii dambe bilowgeedi ayaa Ramirez ku xaday goolkii ugu horeeyey ee kulanka daqiiqadii (51′) kadib markuu gool aad u quruxbadan ka dhaliyey  meel fog  , Moses ayaa goolka labaad u xaqiijiyey Chelsea daqiiqadii (73′) kadib marku Hazard kubad wanagsan soo dhisay kadibna farta ka saaray uu dhali ku yiri .

Kulanka ayaa intaas ku dhamaaday Chelsea ayaa ka hortagi doonto Man United quater final-ka FA Cup-ka.

Bayern Munich oo Dortmund ka raacadaysay koobka Pokal semi final-kana u gudubtay.
Bayern Munich ayaa Dortmund ka ciribtirtay koobka Pokal cawa iyadoo 1-0 ku garaacday garoonkeda ee Allianz Arena.

Kulanki ka dhacay Allianz Arena ayaa labadan naadi ku xagxagteen iyadoo ay cadowtinimo weyn ka dhaxayso ,   qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxa aheyd mid aad u kulul   Bayern ay na ciyaar ficnayd oo inta badan maamulaysay kubada , Dortmund ayaa iyadana si wanagsan u ciyaartay , balse aysan ahayn sidi sanadii hore oo Munich way adkaatay daqiiqadii (43′)ayaa Robben uu dhalshay halka gool ee kaliya ee ciyaarta.

Qeybtii dambe ee ciyaarta ayaa si xiiso leh ku bilaabatay iyadoo labada naadi weerar iyo weerar celis isku haayeen wax cusubna soo ma kordhin natiijadana sidaas ayeey kuso idlaatay 1-0, Munich ayaa ka reebtay Dortmund koobka Pokal.

Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da
Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da ayaa lasoo saaray kadib iyadoo usbuucan Dery Milano 1-1 kuso dhamaday , Juventus oo sii badisay farqiga ay ku wado hoyaarlka iyado 6 dhibic gaarsiisay kadib markii Napoli 0-0 la dhaafi wayday Udinese iyo Lazio oo booska 3 kuso laabatay markii 2-0 ku qaarjisay Pescara iyo Rome oo guul dirqi ah ka gaartay  Atlanta iyo Fiorentina oo guuldaro la duligay kadib markii ay xalay Bolgana gurigooda booqatay 2-1 lagu tumay.

Waa kuwana ciyaartooydii sida wanagsanayd uga muuqatay wareegan 26-aad ee Serie A-da.

Samir Handanovic [Inter]

Stephan Lichtsteiner [Juventus]-Miguel Angel Britos [Napoli]-Stefan Radu [Lazio]-Mattia De Sciglio [Milan]

Daniele Conti [Cagliari]-Francesco Lodi [Catania]-Miralem Pjanic [Roma]

Andrea Cossu [Cagliari]-Marko Livaja [Atalanta]-Stephan El Shaarawy [Milan]

Markan iyo sida loo kala horeeyo Serie A-da iyo dhibcahooda:

Juventus   58

Napoli        52

Lazio           47

Milan          45

Inter            44

Naadiga Usbuuca ee La Liga wareega 25-aad
Naadiga usbuuca ee horyaalka Spain ee  La Liga ayaa lasoo saaray iyadoo usbuucan Real Madrid iyo Barcelona ay guulo wada gaaren kadib markii ay kawa badiyen Deportivo iyo Sevilla , sidoo kale Atletico Madrid ayaa 1-0 ku garaacday Espanyol , Valencia oo 2-2 la gashay Zaragoza iyo Atletico Bilbao oo 1-3 gurigeeda Real Sociedad ku  tumtay wana kuwana ciyaartooydii ugu cadcadeyda wareega 25-aad ee La Liga-ha.

Bravo (real Sociedad)

Maranda (Atletico Madrid)-  Sereno (Valladolid) -Mario (Betis)

Benat (Betis)-Gonzalo Castro (Real Sociedad)- Juan Carlos (Betis)

Colunga (Getafe)- Villa( Barcelona)-Diego Costa (Atletico Madrid)- Ronaldo (Real Madrid)

Hadaba sidaas ayuu kuso gabagaboway wareegii 25-aad iyadoo wali Barca iska sii wadato hogaanka, wana kuwana 5 naadi ee ugu horaysa horyaalka iyo dhibcohooda.

Barcelona              68

Atletico Madrid  56

Real Madrid         52

Malaga                     42

Valencia                 41

Middlesbrough vs Chelsea FA Cup wareega 5-aad
Chelsea ayaa cawa booqandoonto Middlesbrough kulanka ugu dambeeyo ee wareega 5-aad FA Cup-ka iyadoo kii soo baxo afka u galidoono Man United iyo Old Trafford.

Chelsea ayaa guuldaro xun kala kulantay Man City maalintii axada iyado 2-0 lagu garaacay, macalin Rafeal Benitez ayaa doonayo inuu taageerayaasha xanaqsan ku maslaxo guul uu cawa ka gaaro Middlesbrough meel gurigooda ka baxsan.

Middlesbrough ayaa iyadana doonaysa inay meel fiican ka gaato FA Cup-ka marka ay cawa garoonkooda ee Riverside Stadium ku qaabilaan Chelsea oo ah naadiga difaacanaya koobkan.

Middlesbrough ayaan wax gool ah ka dhalin Chelsea 5-tii kulan ee ugu dambaysay ay la kulman.

Chelsea ayaa 0-5 uga soo badisay kulankii ugu dambeyey ay booqdan garoonka Middles oo katirsana Premier League.

Middles ayaa laga badiyey 3 mar oo kaliyah 22 kulan oo ay garoonkooda ku dheelen koobka FA Cup-ka.

Chelsea ayaa 4-jeer oo ay middlesbrough kaga hor imaatay FA Cup-ka  2-jeer ka badisay , halka Middlesbrough ay hal mar badisay.

Chelsea ayaa hal oo kaliyah guuldaro kala kulantay 52 kulan ay la ciyaartay naadiyaasha yaryar.

Shaxda laga yaabo inay labada macalin ciyaaran ayaa sidan ah:

Steele

Bikey, Williams, McManus, Friend

Carayol, Leadbitter, Dyer, Hailliday

McDonald, Main

Cech

Ivanovic, Luiz, Terry, Bertrand

Ramires, Mikel, Marin

Hazard, Torres, Moses

Kulankan ayaa cawa la daawan karaa markay saacadu tilmaamayso 10:45 pm xilliga Somaliya.

Falaqeynta kulanka xiisaha leh ee Bayern Munich VS Borussia Dortmund
Bayern Munich ayaa cawa garoonkooda Allianz Arena ku marti galindonto Borussia Dortmund quater final-ka Pokal ama koobka horyaalka Germany.

Kulanka ugu xiisaha badan dalka Germany ayaa cawa waxa uu dhexmari doona labada naadi ee ugu weyn oo loolanka adag u dhaxeeyo iyado cawa kii laga adkaada ka haridoono koobankan.

Munich ayaa waxaa cawa ka maqnaan doono Ribery  kaso kulankii wareegii hore kaarka casaanka ah qaatay, macalinka ayaa booskiisa ka ciyaarsiindoono Robben , sido kale waxa cawa laga yaaba inuu lagu soo bilaabo Martinez oo kulanki sabtida ay 6-1 kaga adkaaden Werder Bremen ciyaarta bilowgeedi dhawac uga baxay.

Dortmund ayaa Robert Lewandowski soo ceshandoonto kadib markuu kulamadii horyaalka uu ka ganaaxna , sidoo kale Mats Hummels iyo Jakub Blaszczykowski ayaa dhawacyo kaso wada laabanaayo kulanka caawa.

Bayern Munich ayaa ah naadiga ugu goolaysiga badan koobkan oo loo yaqan Pokal iyadoo 15-jeer ku guulaysatay markii ugu dambaysay ayey aheyd 2010 iyado kulankii kama dambaysta la ciyaareen Schalke 04.

Bayern Munich ayaa laga dhaliyey 2 gool oo kaliyah sanadkan 2013 , wana labadii kulan ee ugu  dambaysay ee ay laciyaaren Arsenal iyo Weder  Bremen.

labadan naadi ayaa kulankii kama dambaysta ee koobkan sanadii hore ku kulmeen iyadoo Dortmund ku badisay 5-2.

Dortmund ayaa doonaysa inay laba jiir oo isku xigto koobkan qaadato oo keedi 4-aad ka dhigto.

Shaxda suura galka ah inay labada naadi ciyaaran ayaa sidatan ah:

Neuer

Lahm, Van Buyten, Dante, Alaba

Martinez, Schweinsteiger

Muller, Kroos, Robben

Mandzukic

Weidenfeller

Piszczek, Subotic, Hummels, Schmelzer

Gundogan, Bender

Blaszczykowski, Gotze, Reus

Lewandowski

Kulankani ayaa cawa soo galidoono xilla Muqdisho markay tahay 10:30 pm.

Real Madrid oo Barcelona Camp Nou kaga reebtay Cop Del Rey
El Clasico Barca Vs Real kulanka dunida ugu xiisaha badan oo kusoo dhamaaday is aan la filayn iyadoo Madrid ay rikoodkii Unbeaten-ka  garoonkooda ahaa ka jabsheen cawa kana reebeen Cop Del Rey iyagoo 1-3 ku tumeen.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxay ku bilaabatay sidii looga bartay El Clasico-da inay dab ku bilaabato ayaa weerarkii ugu horeyey Barcelona qaday iyado uu Messi goolka Real sigay kadib markuu baas wanagsan uu ka helay Pedro , kadib ayey ciyaarta weerar iyo weerar celis noqotay iyadoo sida caadada ah ay barca kubada maamulaysay inta badan, Ronaldo ayaa Penalty helay kadib markuu weerar gaadmo ah uu ku helay pique isagoo farsamo ku dayey , balse Peque ayaa diday oo la kacay Ronaldo sidaasna garsooraha gool ku laad u dhigay ,Ronaldo-na dhinaca midig ee goolka Pinto ka dhaliyey kuna iclaamiyey inay Real kRulanka 0-1 ku hogaaminayso.

Waxay socotaba Barca ayaa isku dayo farabadan sameesay iyado Iniesta iyo Messi  ayaa fursado badan abuuray ,balse Real ayaa ka madax adeegtay sidaasna qeybtii hore kuso gabagaboowday.

Qeybtii dambe ee ciyaarta ayaan wax badal ah aysan sameyn laba macalin , iyadoo ay ciyaarta Barca weerarkii hore ka kulul lasoo gashay , balse Dimaria ayaa intu Poyul dhulka dhigay shuud goohayaha qabadsiiyey , balse Pinto ayaa iska caabiyey  oo kubadna Ronaldo farta kasaaray Ronaldo-na ma niyad jabinin Pinto oo goolkii labad ayuu kasaxiixay daqiiqadi (57′) taageerayaasha Barca ayaa gacmaha afka saartay oo layaab ku noqotay .

Ayadoo lala yaabanyahay Real Madrid waxay cawa soo bandhigeen ayaa daqiiqadii (68′)  Varena markale gool sadaxaad ka dhalshay iyo goolkiis 2-aad ee Barca uu ka dhalshay , Barca ayaa niyad jab xun wajigooda ka muuqatay , Real-na ciyaartooda wanaagsanayd sii wateen ayaa goolka faqadka ah Alba u dhashay dhamaad ciyaarta daqiiqadii (89′) ugu dambeentii garsooraha ayaa iclaamiyey usoo bixitaanka Real Madrid Finalka Cop Del Rey iyagoo sugi doono kulanka habeen dambe ee Atletico Madrid iyo Sevilla kii baxo ay la ciyaari doonan.