Bayern Munich oo si ba’an ugu xasuuqday Allianza Arena Barcelona, markii ay 4-gool ku xaaqday+Sawirro

spin

Kooxda Bayern Munich ayaa guul weyn ka gaartay lugta hore ee Sema Finalka Champions League, kadib markii ay ku xaaqday Barcelona afar gool iyo waxba, taasoo u suura gelisay inay hal lug la sii galaan Finalka Champions League. Ciyaartan oo aheyd mid aad u xiiso badneyd ayaa dar dar ku bilaabatay, iyadoo bilowga hore ciyaarta ciyaaryahan Arjen Robben More...

by hanad | Published 13 days ago
Tottenham Hotspur v Arsenal - Premier League
By hanad On Tuesday, March 5th, 2013
0 Comments

Kooxda Tottenham oo cashar lama ilaabaan u dhigtay Arsenal, markii 2-1 ku garaacday

Kooxda Tottenham ayaa xiratay booskeeda 3aad ee Horyaalka Ingiriiska, taasoo ah tallaabo horay ay ugu qaadeyso inay uga qeyb gasho Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League, kadib markii gurigeeda White More...

Inter-milan
By hanad On Monday, March 4th, 2013
0 Comments

Palacio oo guul taariikhi ah ku hogaamiyay Inter Milan oo 2-gool looga hormaray

Inter Milan ayaa dib u soo noolaatay, markii qeybtii hore ciyaarta labo gool looga hormaray ciyaar ka tirsan Seria A-da oo ay marti u aheyd kooxda Catania. Tababaraha Inter Milan Andrea Stramaccioni ayaa qeybta More...

15928097
By Baastoyare On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Chelsea ayaa waajihi doonto Man United quater final-ka FA Cup-ka

  Chelsea ayaa usoo gudubtay quater final-ka FA Cup-ka iyadoo balansatay Man United , kadib markii ay Middlesbrough ku garaaceen 0-2. Kulankii ka dhacay garoonka Riverside Stadium ayaa Benitez 8 ciyaariyahan More...

2013-02-27T214646Z_1584589473_BM2E92R1R5U01_RTRMADP_3_SOCCER-GERMANY
By Baastoyare On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Bayern Munich oo Dortmund ka raacadaysay koobka Pokal semi final-kana u gudubtay.

Bayern Munich ayaa Dortmund ka ciribtirtay koobka Pokal cawa iyadoo 1-0 ku garaacday garoonkeda ee Allianz Arena. Kulanki ka dhacay Allianz Arena ayaa labadan naadi ku xagxagteen iyadoo ay cadowtinimo weyn ka dhaxayso More...

campionato-calcio-serie-a-2012-13-tim-cubovision-mobile
By Baastoyare On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da

Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da ayaa lasoo saaray kadib iyadoo usbuucan Dery Milano 1-1 kuso dhamaday , Juventus oo sii badisay farqiga ay ku wado hoyaarlka iyado 6 dhibic gaarsiisay kadib markii Napoli 0-0 More...

la-liga-2012-13-300x225
By Baastoyare On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Naadiga Usbuuca ee La Liga wareega 25-aad

Naadiga usbuuca ee horyaalka Spain ee  La Liga ayaa lasoo saaray iyadoo usbuucan Real Madrid iyo Barcelona ay guulo wada gaaren kadib markii ay kawa badiyen Deportivo iyo Sevilla , sidoo kale Atletico Madrid ayaa More...

0,,10268~3701294,00
By Baastoyare On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Middlesbrough vs Chelsea FA Cup wareega 5-aad

Chelsea ayaa cawa booqandoonto Middlesbrough kulanka ugu dambeeyo ee wareega 5-aad FA Cup-ka iyadoo kii soo baxo afka u galidoono Man United iyo Old Trafford. Chelsea ayaa guuldaro xun kala kulantay Man City maalintii More...

Bayern-Munich-vs-Borussia-Dortmund
By Baastoyare On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Falaqeynta kulanka xiisaha leh ee Bayern Munich VS Borussia Dortmund

Bayern Munich ayaa cawa garoonkooda Allianz Arena ku marti galindonto Borussia Dortmund quater final-ka Pokal ama koobka horyaalka Germany. Kulanka ugu xiisaha badan dalka Germany ayaa cawa waxa uu dhexmari doona More...

258772hp2
By Baastoyare On Tuesday, February 26th, 2013
0 Comments

Real Madrid oo Barcelona Camp Nou kaga reebtay Cop Del Rey

  El Clasico Barca Vs Real kulanka dunida ugu xiisaha badan oo kusoo dhamaaday is aan la filayn iyadoo Madrid ay rikoodkii Unbeaten-ka  garoonkooda ahaa ka jabsheen cawa kana reebeen Cop Del Rey iyagoo 1-3 More...