Naadiga Usbuuca ee La Liga wareega 25-aad
Naadiga usbuuca ee horyaalka Spain ee La Liga ayaa lasoo saaray iyadoo usbuucan Real Madrid iyo Barcelona ay guulo wada gaaren kadib markii ay kawa badiyen Deportivo iyo Sevilla , sidoo kale Atletico Madrid ayaa 1-0 ku garaacday Espanyol , Valencia oo 2-2 la gashay Zaragoza iyo Atletico Bilbao oo 1-3 gurigeeda Real Sociedad ku tumtay wana kuwana More...
Real Madrid oo Barcelona Camp Nou kaga reebtay Cop Del Rey
El Clasico Barca Vs Real kulanka dunida ugu xiisaha badan oo kusoo dhamaaday is aan la filayn iyadoo Madrid ay rikoodkii Unbeaten-ka garoonkooda ahaa ka jabsheen cawa kana reebeen Cop Del Rey iyagoo 1-3 More...
El Clasico BARCA VS REAL MADRID
Habeen dambe ayaa la ciyaari doona El Clasico ee Copa Del Rey lugtiisa labaad iyadoo kulankii hore kusoo gabagaboway 1-1. Barcelona ayaa garoonkoda Camp Nou ku marti galindoonto Real Madrid iyado laba More...
Real Madrid iyo Barca oo wada badiyeen
Barcelona iyo Real Madrid oo wada badiyey wareega 25-aad ee La Liga . Barca oo Sevilla Camp Nou ku marti galisay kuna garaacday 2-1,Real Madrid oo Deportivo garoonkeda ku garaacday 2-1. Barca More...
Barca vs Sevilla La Liga
Barcelona ayaa cawakaga hortagi doonto Sevilla gar00nkeeda Cam Nou wareega 25-aad ee horyaalka Spain. Barcelona aya guuldaro lama filaan oo adag dusha looga soo saaray garoonka San Siro Ac Milan ee lugta hore More...
Deportivo oo marti galindonto Real Madrid
Real Madrid ayaa cawa u safraysa garoonka Riazor is ay ugu hortagto kooxda Deportivo wareega 25-aad ee La Liga-ha. Deportivo aya dib usoo ceshanaysa ciyaaryahankeda Ayoze ee dadabka bidix kasoo garoomada ugu More...
Iker Casillas oo garoomada dib ugu soo laaban dono bil kadib.
Kabtanka kooxda Real Madrid iyo Xulka qaranka Spain ee Iker Casillas ayaa sheegay inuu garoomada bil gudaheeda dib ugu soo laaban doono garoomada, kadib marku suulka ka jabay kulan ay la ciyaaraayeen More...
Kooxda La Liga ee wareega 24-aad.
Naadiga Spain ayaa lasoo saarey ee usbuuca 24-aad ee La Liga-ha kadib marki ay guulo wada gaareen naadiyaasha horyaalka hor ka caayey ee Barcelona , Atlantico Madrid iyo Real Madrid. Liiska 11 ciyaariyahan More...
Real Madrid ayaa guulaysatay iyagoo 9 qof ku dheelaayey
Real Madrid kulankii ay qaabishay Rayo Vallecano oo ka dhacay garoonka Bernabue ayey Merengues-ka 2-0 ku guulaysteen. Jose Mourinho ayaa ku soo bilaabay ciyaariyahanka da’da yar ee Morate kaasoo Mourinho More...
Faaqidaada kulanka Real Madrid VS Rayo Vallencano
Real Madrid ayaa cawa qaabilaysa Rayo Vallencano kulan ka tirsan La Liga ee wareega 24 -aad iyago ku wada balansan garoonka Santiago Bernabue. Towbarre Special One ayey ka maqnaandonan ciyaartoyda Arbeloa More...










