Tartanka Xiddigaha Kubadda Koleyga oo ka furmay Muqdisho
MUQDISHO: Tartanka Xiddigaha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed ee 2012 ayaa galabta waxaa uu ka furmay garoonka Degmada Xamar Jajab More...
Mohamed Farah ayaa ku guuleystey billadii labaad ee dahab ah.
Mohamed Farah ayaa ku guuleystey billadii labaad ee dahab ah kadib markii uu kaalinta koowaad ka galay orodka 5,000 mitir. Toddobo maalmood kadib markii uu Mo Farah ku guuleystey orodka 10,000 ayuu hadana ku darsaday More...
Orodyahan Maxamed Xasan oo maray wadadii Zamzam, kaalinta 14aad ka galay orodka 1500m
Iyadoo maanta dunida oo dhan indhaha lagu eegayay ciyaaraha olombikada ee ka socda magaalada London ee maanta galay maalintii ciyaaraha fudud lagu tartamayay ayaa dadweyne badan oo Soomaali ah waxa ay rajo ka qabeen More...
Zamzam Maxamed Faarax iyo Maxamed Xasan oo maanta ka qeyb galaya Tartanka Orodka Olympikada London
Waxaa lagu wadaa in maanta Garoonka cusub ee Olympic Stadium lagu daah furo Tartanka Orodada ee Olympikada Aduunka, kadib markii todobaadkii hore la furay, iyadoo ay ordayaan ilaa ciyaartoy fara badan. Tartanka More...
Evans above! British weightlifter Gareth sets THREE personal bests
Weightlifter Gareth Evans set three new personal bests on Tuesday morning when he took to the Olympic stage in the men’s 69kg although the British records narrowly evaded him. More...
Inta Badan Waxyaabaha Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Soomaaliya Iyo Ciyaaraha Olimbikada.
Somalia waxaa markii ugu horeysay ay ka qeyb gashay ciyaaraha Olimbikada adduunka 1972dii markaasoo lagu qabtay Munich, waxaana inoo matalayay seddex nin. Ilaa iyo haatan tartanka ciyaaraha Olimbikada adduunka Soomaaliya More...
Sawiro: Ciyaaraha Olimbikada Adduunka Oo Lagu Furay London, Xilli Calankeena Uu Ka Dhex Muuqday.
Ciyaaraha Olimbikada adduunka ee London ayaa xalay si rasmi ah loo furay, iyadoo calankeena Soomaaliya uu ka dhex muuqday munaasabaad oo ay indhaha ku hayeen malaayiin ruux oo daafaha caalamka kala jooga. Gabadha More...
Ciyaartoyda Soomaliya U Matayleysa Olimbikada Adduunka Oo Goordhow Ka Degay Heathrow.
Labada ciyaaryahan ee Soomaaliya u matayalaya ciyaaraha Olimbikada adduunka ee dhamaadka bishaan ka furamaya London ayaa goordhaweyd ka degay garoonka Heathrow ee magaalada London halkaasoo lagu soo dhaweeyay. Mohamed More...










