Sao Paulo Oo Dooneysa Inay Qandaraaska U Kordhiso Xiddiga Diirada U Saaran United Lucas Moura.

Lucas Moura

Kooxda Sao Paulo ayaa diyaar u ah inay heshiis cusub oo ka horumarsan kii hore u soo bandhigto xiddiga diirada u saran Manchester United Lucas Moura, si ay kooxda ugu sii hayaan. United ayaa si aad ah loola xiriirinayay ciyaaryahankan khadka dhexe xagaagan, waxaana Sao Paulo ay ka soo diiday dalab ku aadan Moura. Moura, oo haatan u ciyaaraya xulka Brazil More...

by hanad | Published 2 years ago
Maradona
By hanad On Wednesday, August 1st, 2012
0 Comments

Maradona Oo Wadahadalo Kula Jira Koox Ka Dhisan Dalka Shiinaha.

Tababarihii hore ee kooxda Al Wasl iyo xulka qaranka Argentina Diego Maradona ayaa laga yaabaa in uu u wareego dalka Shiinaha kadib markii la arkay isagoo wadahadalo kula jira wakiilo ka socda dalka Shiinaha. Marodona More...

Neymar
By hanad On Wednesday, August 1st, 2012
0 Comments

Neymar Oo Ku Hogaamiyay Brazil Wareega 8da Ee Ciyaaraha Olimbikada Ka Dib Guul Ay Ka Gaareen Belarus.

Brazil ayaa xaqiijisatay u soo bixitaankeeda wareega 8da ee ciyaaraha Olimbikada ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen xulka Belarus ciyaar ka dhacday Old Trafford. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay dardar xooga, Belarus More...

Taye Taiwo
By hanad On Wednesday, August 1st, 2012
0 Comments

Dynamo Kiev Oo Si Rasmi Ah Amaah Ugala Wareegtay Daafaca Kooxda AC Milan Taye Taiwo.

Dynamo Kiev ayaa dhameystirtay saxiixa amaahda ah ee ay kula soo wareegeysay daafaca kooxda AC Milan Taye Taiwo, iyadoo fursad u heysata inay si joogta ah u la wareegto, sida ay xaqiijisay kooxda reer Ukraine. Ciyaaryahanka More...