Palacio oo guul taariikhi ah ku hogaamiyay Inter Milan oo 2-gool looga hormaray
Inter Milan ayaa dib u soo noolaatay, markii qeybtii hore ciyaarta labo gool looga hormaray ciyaar ka tirsan Seria A-da oo ay marti u aheyd kooxda Catania. Tababaraha Inter Milan Andrea Stramaccioni ayaa qeybta labaad wax ka bedelay ciyaarta, markii uu soo geliyay ciyaaryahanada Palacio iyo Stankovic, kuwaasoo wax ka bedelay ciyaarta. Inter Milan ayaa More...
Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da
Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da ayaa lasoo saaray kadib iyadoo usbuucan Dery Milano 1-1 kuso dhamaday , Juventus oo sii badisay farqiga ay ku wado hoyaarlka iyado 6 dhibic gaarsiisay kadib markii Napoli 0-0 More...
DERBY MILANO oo barbardhac kuso afjarmay
Kulankii Derby Milano oo barbardhac kuso dhamaaday iyadoo labada naadi 1-1 isla dhaafi waayeen. Inter Milan iyo Ac Milan ayaa cawa ku balansa Garoonka Giuseppe Meazza wareega 26-aad ee Serie A-da Italy More...
Naadiga Usbuuca ee Serie A-da
Xalay ayey soo gabagaboben kulamadii horyaalka Italy ee Serie A wareega 25-aad iyadoo natiijoyin waa weyn ay kaso baxen oo aan waliba la fileyn qaarkood sida Roma 1-0 Juventus , Fiorentina 4-1 Inter Milan More...
Naadiga usbuucan ee Serie A-da ee wareega 25-aad
Xalay ayey soo gabagaboben kulamadii horyaalka Italy ee Serie A wareega 25-aad iyadoo natiijoyin waa weyn ay kaso baxen oo aan waliba la fileyn qaarkood sida Rome 1-0 Juventus , Fiorentina 4-1 Inter Milan More...
Inter Milan oo la garaacay rajadeeda Champions League-gana uu halis ku jiro.
Kulankii ka dhacay garoonka Franchi oo ay ku kulmeen Fiorentina VS Inter Milan oo ka tirsana Serie A-da Italy ayaa Inter cashar lama inoo baan ah loogu dhigay kadib markii 4-1 logu durduriyey. Fiorentina More...
Kulamada maanta ugu muhimsan Serie A-da
Hoyaalka Italy ayaa sii socondoona maanta iyo barito ee wareegii 25-aad waxan halkan uga hadli dona kulamada ugu muhinsan ee wareegan. Napoli VS Sampdoria (5:00 pm Som) Naadiga ku ciyaara garoonka San More...
Rome oo guuldaradii 4-aad sanadkan dul dhigtay Juventus
Naadiga caadimada ka dhisay ayaa guuldaro dhadhansiisay Bianconeri kulankii lagu qabtay garoonka ay isla milkiyan Rome iyo Lazio ee Olympic Stadium. Rome ayaa markii ugu horeysay sanadkan guul ka gaartay More...
Rome VS Juventus Hordhac gaaban
Naadiga ka dhisan caasimada dalka Italy ee Rome ayaa cawa kulan weyn marti galin doonto Juventus garoonka Olympic Stadium markay saacadu tilmaamayso (10:45 pm) xilliga muqdisho. Rome ayaa ceyrisay towbarrohoodi More...
Ac Milan oo kaalinta 3-aad si kumeel gaar ah usoo degtay
Ac Milan ayaa guul muhim ah ka qaadatay naadiga Parma Fc kadib markii ay 2-1 kusoo idlaatay ciyaarta. Kulankii ka dhacay San Siro aya Milan waxa ka maqnaa ciyaartoy muhim ah sida El Shaarawy , Robinho More...










