Bayern Munich oo Dortmund ka raacadaysay koobka Pokal semi final-kana u gudubtay.
Bayern Munich ayaa Dortmund ka ciribtirtay koobka Pokal cawa iyadoo 1-0 ku garaacday garoonkeda ee Allianz Arena. Kulanki ka dhacay Allianz Arena ayaa labadan naadi ku xagxagteen iyadoo ay cadowtinimo weyn ka dhaxayso , qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxa aheyd mid aad u kulul Bayern ay na ciyaar ficnayd oo inta badan maamulaysay kubada , Dortmund More...
Falaqeynta kulanka xiisaha leh ee Bayern Munich VS Borussia Dortmund
Bayern Munich ayaa cawa garoonkooda Allianz Arena ku marti galindonto Borussia Dortmund quater final-ka Pokal ama koobka horyaalka Germany. Kulanka ugu xiisaha badan dalka Germany ayaa cawa waxa uu dhexmari doona More...
Bayern Munich oo digniin u dirtay Arsenal
Bayern Munich ayaa guul 2-0 kasoo hayisay garoonka Volkswagen ee ku ciyaarto naadiga Wolfsburg, kadib markii ay kulan katirsan Bundesliga 1 wareega 22-aad. Bayern ayaa kulankaani ciyaareysay iyadoo niyada ku More...
VfL Wolfsburg VS FC Bayern München oo cawa balansan
Caawa aayaa kooxda Wolfsburg ku qaabilidoonto garoonkooda Volkswagen Arena naadiga horkacayo horiyaalka Bundesliga 1 ee Bayern München caawa markey saacadu tahay 10:30 xiliga somaliya. Bavarians-ka ayaa cawa More...
Hamburg Oo Kulanka Sannadguuradeeda 125aad Ee Barca Shardi Ka Dhigtay In Messi Uu Ciyaaro.
Hamburg ayaa ceshan doonta 1.2 milyan euro oo ay siin laheyd Barcelona hadii Lionel Messi uusan safan kulanka saaxiibtinimo ee labada kooxood dhexmari doona talaadada, sida ay ku warameyso jariirada Bild. Kulankaan More...










