Chelsea, Inter, Tottenham,oo soo baxay iyo Liverpool,Napoli iyo AJax oo ka hareen Europe League-ga 2012-13
Waxa soo gabagabow wareegii 32-da kooxood ee Europe League-ga iyadoo natiijoyinka waa weyn ayaa kaso baxay , naadiyaa waa weyn oo lafilayey inay soo gudbaan oo lagu reebay wareegan ,kooxaha laga naxshay ayaa waxa ka mid ah naadiga haystay Atletico Madrid, Napoli iyo Liverpool. kulanka ugu horeeyo oo aan ka hadli doono ayaa waxa uu yahay Chelsea More...
Atlantico Madrid oo bananka looga saaray koobka Europe League-ga.
Naadiga haysta koobka Europe League-ga ee reer Spain Atletico Madrid aya laga reebay kadib markii ay cawa ka hortagen naadiga reer Russia ee Rubin Kazan iyado ciyaarta kuso dhamaatay 0-1 Atletico Madrid-na More...
Liverpool oo u dagaalameysa inay wareerga 32-kooxod ee Europe League-ga soo dhaafto markay cawa ka hortagto Zenit.
Naadiga Livepool ayaa caawa rajeenaysa inay ka gudubto wareera 32-da kooxood ee Europe League-ga marka ay ka hor imaado naadiga reer Russia ee Zenit. Liverpool ayaa lugtii hore ka kulantay waji gabax naadiga Zenit More...
Chelsea oo cawa ku qaabili doonto Sparta Praha garoonkeeda Stamford Bridge
Naadiga Chelsea ee reer England ayaa marti galindoonto naadiga reer Czech Republic garoonka Stamford Bridge lugta labaad ee Europe League-ga , iyadoo lugtii hore kusoo gabagabowday 0-1 iyadoo Chelsea More...
Arsene Wenger Oo Weli Ku Adkeysanaya In Robin Van Persie Uu Baaqi Ku Sii Ahaan Doono Arsenal.
Arsene Wenger ayaa ku celiyay mar kale inuu doonayo inuu Robin van Persie ku celiyo kooxda Arsenal xagaagan wax kasta oo ay ku qaadato. Ciyaaryahankii qaaday gooldhalinta Premier League xilli ciyaareedkii hore ayaa More...
Xiddiga Reer Holland Luuk de Jong Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhaqaaqay Dalka Jarmalka.
Borussia Monchengladbach ayaa xaqiijisay inay si ramsi ah u la soo wareegtay weeraryahankii kooxda Twente Luuk de Jong, kaasoo ay ku soo iibsadeen adduun lacageed oo gaaraya 15 milyan euro, waxaana uu kooxdiisa More...
Dynamo Kiev Oo Si Rasmi Ah Amaah Ugala Wareegtay Daafaca Kooxda AC Milan Taye Taiwo.
Dynamo Kiev ayaa dhameystirtay saxiixa amaahda ah ee ay kula soo wareegeysay daafaca kooxda AC Milan Taye Taiwo, iyadoo fursad u heysata inay si joogta ah u la wareegto, sida ay xaqiijisay kooxda reer Ukraine. Ciyaaryahanka More...










