Chelsea ayaa waajihi doonto Man United quater final-ka FA Cup-ka

15928097

  Chelsea ayaa usoo gudubtay quater final-ka FA Cup-ka iyadoo balansatay Man United , kadib markii ay Middlesbrough ku garaaceen 0-2. Kulankii ka dhacay garoonka Riverside Stadium ayaa Benitez 8 ciyaariyahan fadhiisiyey kooxdii ka hortagtay  Man City iyadoo kabtan Terry lagu soo  bilaabay , Benayoun ayaa markiisi ugu horaysay lagu soo bilaabay More...

by Baastoyare | Published 81 days ago
0,,10268~3701294,00
By Baastoyare On Wednesday, February 27th, 2013
0 Comments

Middlesbrough vs Chelsea FA Cup wareega 5-aad

Chelsea ayaa cawa booqandoonto Middlesbrough kulanka ugu dambeeyo ee wareega 5-aad FA Cup-ka iyadoo kii soo baxo afka u galidoono Man United iyo Old Trafford. Chelsea ayaa guuldaro xun kala kulantay Man City maalintii More...

Santi Cazorla of Arsenal celebrates scoring against Aston Villa in the Premier League
By Baastoyare On Sunday, February 24th, 2013
0 Comments

Santi Cazola oo Arsenal guul gaarsiiyey.

Naadiga Arsenal ayaa garoonkodaee Emirates ku marti galiyey  Atson Villa  wareega 27-aad ee Premier League-ga iyagoona kaga adkaday 2-1. Wenger ayaa afar badal ku sameeyey kooxdii ka hortagtay Bayern Munich isago More...

257846_hp
By Baastoyare On Sunday, February 24th, 2013
0 Comments

Qpr 0-2 Man U lasii fogaatayna Premier League-ga

Man Utd ayaa guul kasoo gaartay kulanki ay la ciyaareen naadiga ka dhisan London ee Qpr wareega 27-aad ee Premier League-ga. Shayaadhiinta Cas ayaa sii fogeeyey farqiga ay ku hogaaminaayen horyaalka iyago ka dhigay More...

manchester united vs qpr[1]
By Baastoyare On Saturday, February 23rd, 2013
0 Comments

Man Utd oo qaabilidonto QPR Premier League-ga

  Naadiga Man Utd ayaa garoonkooda Old Trafford ku qaabilaysa naadiga QPR usbuucii 27-aad ee horyaalka Premier League-ga . Man utd ayaan guuldaro dhadhamin 14 kulan ee horyaalka 16 kulanna dhaman koobabka More...

Arsenal-v-Aston-Villa[1]
By Baastoyare On Saturday, February 23rd, 2013
0 Comments

Arsenal vs Astonvilla

Naadiga Arsenal ayaa  marti galin doonto naadiga Astonvilla kulan ka tirsan wareega 27-aad ee horyaalka Premier League-ga . Arsenal ayaa guudaro kala kulantay kulankii habeenka arbacada ka hotageen naadiga Bayern More...

256554hp2
By Baastoyare On Monday, February 18th, 2013
0 Comments

Man United oo 2-1 kaga badisay Reading

  Manchester United ayaa caawa gurigeeda Old Trafford ku marti galisay naadiga ka Reading  kulan ka  tirsan FA Cup-ka iyadoo usoo gudubtay  wareegada dambe ee koobkan  Sir Alex ayaa nasiyey Rooney , halka More...

Jack-Wilshere-Arsenal-Champions-League_2875529
By Baastoyare On Monday, February 18th, 2013
0 Comments

Wilsher oo naadigiisa Arsenal ugu baaqey inay Chelsea ku tusaala qaataan.

  Jack Wilshere ayaa naadigiisa Arsenal ku booriyey inay diirada saaran kulanka Champions League-ga ay la balansanyihiin Bayern Munich habeenka arbacada. Ciyaariyahanka qadka dhexe uga ciyaara qaranka England More...

Liverpool v Swansea City - Premier League
By Baastoyare On Sunday, February 17th, 2013
0 Comments

Liverpool oo ku garaacday Swansea 5-0

    Liverpool ayaa guul weyn ka gaartay kulanii ay qabileen Swansea kulankii ugu horeeyey Premier League-ga ee wareega 27-aad. Towbarre Rodgers ayaa maanta ku soo bilaabay kulankan ciyaariyahanka ay january More...

_65936645_city_ap
By Baastoyare On Sunday, February 17th, 2013
0 Comments

Chelsea iyo Man City oo guulal kawada gaaray kulumada FA Cup-ka

  Chelsea ayaa si fudud uga soo gudubtay wereega 5-aad ee FA Cup-ka kadib markii ay Brentford Stamford Bridge ay ku xasuuqeen iyagoo 4-0 ku diray kana raacadeeyey koobka. Blues ayaa kulankaani ciyaaraayey More...