Bayern Munich oo si ba’an ugu xasuuqday Allianza Arena Barcelona, markii ay 4-gool ku xaaqday+Sawirro

spin

Kooxda Bayern Munich ayaa guul weyn ka gaartay lugta hore ee Sema Finalka Champions League, kadib markii ay ku xaaqday Barcelona afar gool iyo waxba, taasoo u suura gelisay inay hal lug la sii galaan Finalka Champions League. Ciyaartan oo aheyd mid aad u xiiso badneyd ayaa dar dar ku bilaabatay, iyadoo bilowga hore ciyaarta ciyaaryahan Arjen Robben More...

by hanad | Published 16 days ago
article-2281883-1825CDA0000005DC-400_634x433
By Baastoyare On Thursday, February 21st, 2013
0 Comments

Galatasaray ayaa barbardhac gurigeeda ku gashay kulankii ay hortageen Schalke 04

Kulankii ka dhacay Istanbul ee guriga Galatasaray ay ku  qaabishay naadiga reer Germany ee Schalke 04  ayaa kuso gabagaboway 1-1. Galatasaray ayaa si wanagsan u ciyaartay kulankan qasatay qeybtii hore ee ciyaarta More...

3c79d71e92
By Baastoyare On Wednesday, February 20th, 2013
0 Comments

Ac Milan oo dunida ka yaabisay markii ay 2-0 ku garaacen Barcelona

Ac Milan  oo aduunka ka yaabisay kadib markii ay guuldaro weyn dul dhigtay naadiga dunida ugu wanagsan ee Barcelona natiijo 2-0 ah. Kulankii ka dhacay garoonka weyn ee San Siro ayey ciyaartu ku bilaabatay sidii More...

Galatasaray-vs-Schalke-04
By Baastoyare On Wednesday, February 20th, 2013
0 Comments

Falaqeyn Galasaray VS Schalke 04 Champions League

  Naadiga reer Turkey ee Galatasaray ayaa marti galindonto naadiga reer Germany ee Schalke 04 ee wareerga is reebreebka  16-ka naadi ee usoo gudubtay  Champions League-ga. Towbarre Fatih Trim ayaa markii More...

proxy
By Baastoyare On Wednesday, February 20th, 2013
0 Comments

Falaqeynta kulanka adag ee Ac Milan VS Barcelona

Cawa ayaa waxa kulan adag uu dhexmari dona  Ac Milan VS Barcelona kulanka ka tirsan Champions League-ga lugtiisa hore ee wareega 16-ka. Ac Milan ayaa Barcelona ku marti galindoonto garoonkoda San Siro,Ac Milan More...

FC Porto v Braga - UEFA Europa League Final
By Baastoyare On Tuesday, February 19th, 2013
0 Comments

Porto oo Malaga guuldaro kusoo dirtay lugta hore ee Champions League-ga

Kulankii Champios League-ga ee wareega isree reebka ku marti galiyey garoonkoda Dragao naadifa Malaga iyago markii ugu horeysan guuldaro dul dhigtay Champions League-ga kuna tumtay 1-0. CIyaarta Qeybteedi hore More...

256765hp2
By Baastoyare On Tuesday, February 19th, 2013
0 Comments

Bayern Munich oo Arsenal garoonkeeda ku durdurisay 1-3 lugtii hore ee Champions League-ga

Kulankii weyna ee u dhaxeyey labada naadiga ee kala socday England ee Arsenal iyo Germany Bayern Munich oo dunida ay wada sogaysay ayaa waxaa lagu wada sharxey calanka Bavarians-ka iyado Arsenal niyad jab weyn More...

porto-malaga-19feb_41243800
By Baastoyare On Tuesday, February 19th, 2013
0 Comments

Falaqeynta kulanka FC Porto iyo Malaga FC

  Kulan cawa dhexmari doono naadiga kaso socdo Portogal ee FC Porto iyo naadiga reer Spain ee Malaga ayaa ku kulmidoono koobka Champions League-ga wareega 16-ka. Naadiga Porto ayaa ku soo baxday kaalinta 2-aad More...

Arsenal-vs-Bayern-Munchen
By Baastoyare On Tuesday, February 19th, 2013
0 Comments

Falaqeyn: Arsenal VS Bayern Munich

  Kulanka xiisaha badan oo bahda isbortiga wada su geyso  ee u dhaxeeya Arsenal VS Bayern Munich iyagoo ku kulmaya wareera 16-ka ee Champions League-ga caawa ka dhici dono caasidga England ee London garoonka More...

javier_martinez_goal_628.jpg
By Baastoyare On Monday, February 18th, 2013
0 Comments

Xavi Martinez oo lagu soo daray ciyaarihanada aaday London

Towbarre Heynckes  ayaa ku dhawaaqay ciyaariyahanada ka hortagi doono Arsenal habeenka arbacada kulanka ka tirsan Champions League-ga. Bayern Munich ayaa dib usoo ceshatay ciyaariyahankeeda reer Spain ee Xavi More...