Maxaa ka xasuusata feeryahanadi caanka aha ee Mike Tyson vs Larry Holmes daawo videgan

taysonlary

Mike Tyson vs Larry Holmes 1988-01-22 Maxaa ka xasuusata feeryahanadi caanka aha ee Mike Tyson vs Larry Holmes waxii dhexmaray xiligii hayaanki Mike Tyson oow aha nin aan la lodin karin kaas oo ka yabiyey aduunka . Ciyaartan dhexmartay Mike Tyson vs Larry Holmes aya aheeyd mid aad loo sugaayi taas oo dadka ciyaraha celeen iyo kuwa ka gaboobay ka soo More...

by hanad | Published 9 months ago
durban
By Zaciimka On Wednesday, October 24th, 2012
0 Comments

Koobka qaramada africa 2013,ka oo isku-aadkiisa la sameeyey( Xulalkee isku dhacay)

Xaflad balaaran oo lagu sameynayey Isku-aadka koobka qaramada qaaradda africa ee 2013, ayaa caawa lagu qabtey Durban International Convention ee gudaha dalka South Africa,waxaana goob joog ahaa madaxda CAF iyo wakiilo More...

mo-faarax_4
By hanad On Saturday, August 11th, 2012
0 Comments

Mohamed Farah ayaa ku guuleystey billadii labaad ee dahab ah.

Mohamed Farah ayaa ku guuleystey billadii labaad ee dahab ah kadib markii uu kaalinta koowaad ka galay orodka 5,000 mitir. Toddobo maalmood kadib markii uu Mo Farah ku guuleystey orodka 10,000 ayuu hadana ku darsaday More...

Taye Taiwo
By hanad On Wednesday, August 1st, 2012
0 Comments

Dynamo Kiev Oo Si Rasmi Ah Amaah Ugala Wareegtay Daafaca Kooxda AC Milan Taye Taiwo.

Dynamo Kiev ayaa dhameystirtay saxiixa amaahda ah ee ay kula soo wareegeysay daafaca kooxda AC Milan Taye Taiwo, iyadoo fursad u heysata inay si joogta ah u la wareegto, sida ay xaqiijisay kooxda reer Ukraine. Ciyaaryahanka More...

Dynamo
By hanad On Wednesday, August 1st, 2012
0 Comments

Daafaca AC Milan Taye Taiwo Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro Kooxda Dynamo Kiev.

Daafaca kooxda AC Milan Taye Taiwo ayaa qarka u saran inuu ku biiro kooxda Dynamo Kiev, sida laga soo xigtay Sky Sport Italia. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Nigeria ayaa dheeri ku noqday kooxda ka dhisan More...

Roberto
By hanad On Wednesday, August 1st, 2012
0 Comments

Roberto Mancini Oo Sheegay In Kolo Toure Uu U Fasaxan Yahay Inuu Ku Biiro Bursaspor.

Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa sheegtay in Kolo Toure uu u fasaxan yahay inuu u dhaqaaqo kooxda Bursapor hadii uu doonayo. Toure ayaa ka dhacay doorashada daafaca ee tababare Mancini tan More...

Members of the Somali (Below R) and Colo
By hanad On Monday, July 30th, 2012
0 Comments

Inta Badan Waxyaabaha Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Soomaaliya Iyo Ciyaaraha Olimbikada.

Somalia waxaa markii ugu horeysay ay ka qeyb gashay ciyaaraha Olimbikada adduunka 1972dii markaasoo lagu qabtay Munich, waxaana inoo matalayay seddex nin. Ilaa iyo haatan tartanka ciyaaraha Olimbikada adduunka Soomaaliya More...

Zamzam
By hanad On Monday, July 30th, 2012
0 Comments

Sawiro: Ciyaaraha Olimbikada Adduunka Oo Lagu Furay London, Xilli Calankeena Uu Ka Dhex Muuqday.

Ciyaaraha Olimbikada adduunka ee London ayaa xalay si rasmi ah loo furay, iyadoo calankeena Soomaaliya uu ka dhex muuqday munaasabaad oo ay indhaha ku hayeen malaayiin ruux oo daafaha caalamka kala jooga. Gabadha More...

somaliolobic
By hanad On Monday, July 30th, 2012
0 Comments

Ciyaartoyda Soomaliya U Matayleysa Olimbikada Adduunka Oo Goordhow Ka Degay Heathrow.

Labada ciyaaryahan ee Soomaaliya u matayalaya ciyaaraha Olimbikada adduunka ee dhamaadka bishaan ka furamaya London ayaa goordhaweyd ka degay garoonka Heathrow ee magaalada London halkaasoo lagu soo dhaweeyay. Mohamed More...