Bayern Munich oo si ba’an ugu xasuuqday Allianza Arena Barcelona, markii ay 4-gool ku xaaqday+Sawirro
Kooxda Bayern Munich ayaa guul weyn ka gaartay lugta hore ee Sema Finalka Champions League, kadib markii ay ku xaaqday Barcelona afar gool iyo waxba, taasoo u suura gelisay inay hal lug la sii galaan Finalka Champions More...
Kooxda Tottenham oo cashar lama ilaabaan u dhigtay Arsenal, markii 2-1 ku garaacday
Kooxda Tottenham ayaa xiratay booskeeda 3aad ee Horyaalka Ingiriiska, taasoo ah tallaabo horay ay ugu qaadeyso inay uga qeyb gasho Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League, kadib markii gurigeeda White More...
Palacio oo guul taariikhi ah ku hogaamiyay Inter Milan oo 2-gool looga hormaray
Inter Milan ayaa dib u soo noolaatay, markii qeybtii hore ciyaarta labo gool looga hormaray ciyaar ka tirsan Seria A-da oo ay marti u aheyd kooxda Catania. Tababaraha Inter Milan Andrea Stramaccioni ayaa qeybta More...
Falanqeynta Kulamada Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Maanta La Ciyaarayo.
Chelsea ayaa raadineysa guusheedii ugu horeysay tan iyo intii uu macalin u noqday Rafael Benitez kulanka ay maanta la ciyaarayaan kooxda West Ham United, halka labada kooxood ee Manchester ay hogaanka horyaalka More...
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Madrid Derby Ee Real Madrid v Atletico Madrid.
Daafaca Real Madrid Raul Albiol ayaa seegi doona kulanka caawa ee ay Santiago Bernabeu ku martigelinayaan kooxda Atletico Madrid. Daafaca ayaa dhaawac uu ka soo gaaray canqowga kulankii Copa del Rey ee ay ka badiyeen More...
Di Matteo: I have faith in referees and I hope they don’t treat Chelsea differently
Roberto Di Matteo has backed referees to treat Chelsea the same as any other Premier League side, despite the club’s official complaint to the FA regarding alleged racist comments made by Mark Clattenburg. Di More...
Soccer-Spain roundup-Father-to-be Messi available for Celta game
MADRID, Nov 2 (Reuters) – Brief news from La Liga ahead of this weekend’s matchday 10 (all times GMT): More...
Malaga Oo Isku Dayaysa Inay Man City Iyo Real Madrid Ka Horjoogsadaan Doonista Xiddigooda Isco.
Malaga ayaa isku dayaysa inay ka horjoogsato kooxda Manchester City inay xiddigeeda Isco u ka xeysato Etihad Stadium. Sida ay qortay The Sun. More...
Nani Oo Caawa U Dagaalami Doona Mustaqbalkiisa Man United Marka Uu Ka Horyimaado Chelsea.
Tababare Sir Alex Ferguson ayaa caawa lagu wadaa inuu fursad siiyo Nani oo uu ku soo bandhigo inuu mustaqbal ku sii leeyahay Manchester United. More...
Falanqeynta Group D UCL: Real Madrid Oo Wajaheysa Dortmund Iyo Man City Oo Marti U Ah Ajax.
Doorashada dhanka weerarka ee Manchester City ayaa noqon doonta mid keenta kala duwanaanshaha natiijada ciyaarta marka ay u safraan Netherland, halkaasoo ay caawa ku wajahayaan kooxda Ajax Amsterdam. Edin Dzeko More...










