Bayern Munich oo si ba’an ugu xasuuqday Allianza Arena Barcelona, markii ay 4-gool ku xaaqday+Sawirro

spin

Kooxda Bayern Munich ayaa guul weyn ka gaartay lugta hore ee Sema Finalka Champions League, kadib markii ay ku xaaqday Barcelona afar gool iyo waxba, taasoo u suura gelisay inay More...

Kooxda Tottenham oo cashar lama ilaabaan u dhigtay Arsenal, markii 2-1 ku garaacday

Tottenham Hotspur v Arsenal - Premier League

Kooxda Tottenham ayaa xiratay booskeeda 3aad ee Horyaalka Ingiriiska, taasoo ah tallaabo horay ay ugu qaadeyso inay uga qeyb gasho Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee Champions More...

Palacio oo guul taariikhi ah ku hogaamiyay Inter Milan oo 2-gool looga hormaray

Inter-milan

Inter Milan ayaa dib u soo noolaatay, markii qeybtii hore ciyaarta labo gool looga hormaray ciyaar ka tirsan Seria A-da oo ay marti u aheyd kooxda Catania. Tababaraha Inter More...

Inter-milan

Palacio oo guul taariikhi ah ku hogaamiyay Inter Milan oo 2-gool looga hormaray

Inter Milan ayaa dib u soo noolaatay, markii qeybtii hore ciyaarta labo gool looga hormaray ciyaar ka tirsan Seria A-da oo ay marti u aheyd kooxda Catania. Tababaraha Inter Milan More...

Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da

Naadiga wiiga 26-aad ee Serie A-da ayaa lasoo saaray kadib iyadoo usbuucan Dery Milano 1-1 kuso dhamaday , Juventus oo sii badisay farqiga ay ku wado hoyaarlka iyado 6 dhibic More...

Naadiga Usbuuca ee La Liga wareega 25-aad

la-liga-2012-13-300x225

Naadiga usbuuca ee horyaalka Spain ee  La Liga ayaa lasoo saaray iyadoo usbuucan Real Madrid iyo Barcelona ay guulo wada More...

Real Madrid oo Barcelona Camp Nou kaga reebtay Cop Del Rey

258772hp2

  El Clasico Barca Vs Real kulanka dunida ugu xiisaha badan oo kusoo dhamaaday is aan la filayn iyadoo Madrid More...


15928097 Chelsea ayaa waajihi doonto Man United quater final-ka FA Cup-ka

  Chelsea ayaa usoo gudubtay quater final-ka FA Cup-ka iyadoo balansatay Man United , kadib markii...

0,,10268~3701294,00 Middlesbrough vs Chelsea FA Cup wareega 5-aad

Chelsea ayaa cawa booqandoonto Middlesbrough kulanka ugu dambeeyo ee wareega 5-aad FA Cup-ka iyadoo kii soo...

Santi Cazorla of Arsenal celebrates scoring against Aston Villa in the Premier League Santi Cazola oo Arsenal guul gaarsiiyey.

Naadiga Arsenal ayaa garoonkodaee Emirates ku marti galiyey  Atson Villa  wareega 27-aad ee Premier League-ga iyagoona...

Sao Paulo Oo Dooneysa Inay Qandaraaska U Kordhiso Xiddiga Diirada U Saaran United Lucas Moura.

Lucas Moura

Kooxda Sao Paulo ayaa diyaar u ah inay heshiis cusub oo ka horumarsan kii hore u soo bandhigto xiddiga diirada More...

Maradona Oo Wadahadalo Kula Jira Koox Ka Dhisan Dalka Shiinaha.

Tababarihii hore ee kooxda Al Wasl iyo xulka qaranka Argentina Diego Maradona ayaa laga yaabaa in uu u wareego dalka Shiinaha..

Neymar Oo Ku Hogaamiyay Brazil Wareega 8da Ee Ciyaaraha Olimbikada Ka Dib Guul Ay Ka Gaareen Belarus.

Brazil ayaa xaqiijisatay u soo bixitaankeeda wareega 8da ee ciyaaraha Olimbikada ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen xulka Belarus ciyaar..

Chelsea, Inter, Tottenham,oo soo baxay iyo Liverpool,Napoli iyo AJax oo ka hareen Europe League-ga 2012-13

hi-res-158602055_crop_650x440

Waxa soo gabagabow wareegii 32-da kooxood ee  Europe League-ga iyadoo natiijoyinka waa weyn ayaa kaso baxay More...

Atlantico Madrid oo bananka looga saaray koobka Europe League-ga.

  Naadiga  haysta koobka Europe League-ga ee reer Spain Atletico Madrid aya laga reebay kadib markii ay cawa ka hortagen naadiga..

Liverpool oo u dagaalameysa inay wareerga 32-kooxod ee Europe League-ga soo dhaafto markay cawa ka hortagto Zenit.

Naadiga Livepool ayaa caawa rajeenaysa inay ka gudubto wareera 32-da kooxood ee Europe League-ga marka ay ka hor imaado naadiga reer..
Wargeysyada

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Ramadan Kariim akhristayaasheena qiimaha leh meel kasta oo aad joogtaan, waa mar kale iyo barnaamijkii xiisaha lahaa ee Wargeysyada Yurub Iyo..
kolaayga (2)

Tartanka Xiddigaha Kubadda Koleyga oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO: Tartanka Xiddigaha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed ee 2012 ayaa galabta waxaa uu ka furmay garoonka Degmada Xamar Jajab..
spin

Bayern Munich oo si ba’an ugu xasuuqday Allianza Arena Barcelona, markii ay 4-gool ku xaaqday+Sawirro

Kooxda Bayern Munich ayaa guul weyn ka gaartay lugta hore ee Sema Finalka Champions League, kadib markii ay ku xaaqday Barcelona..

War cusub